You can edit almost every page by Creating an account and confirming your email.

Samatar-horogle

From EverybodyWiki Bios & Wiki

Reer samatar

Waa jifo ugu badan beelweyne reer horogle ee Mohamed Gorgarte, beeshaan waxay si rasmi ah u degtaa magaalada Horogle-town, iyo magaalada Galkacyo gaar ahaan xafada Hormar oo ay ugu badan yihiin iyo Cagaar wayne iyo xaafada Buulo dooro oo ah laanta 5aad ee xafada Israac, sidoo kale waxay degaan Ethiopia siiba gobolka Doollo, beeshaan waa reer gallaadi intooda badan iyo labile oo ay ahayeen dadkii aas aasay, beeshaan waa beelaha hubaysan marka laga yimaado beelaha kale waxayna kasoo qayb qaateen dagaaladii Sayid Maxamed Cabdille Xasan iyo kuwii jabhadihii maxaliga ahaa ee Doollo ka dhacay.

References



This article "Samatar-horogle" is from Wikipedia. The list of its authors can be seen in its historical and/or the page Edithistory:Samatar-horogle. Articles copied from Draft Namespace on Wikipedia could be seen on the Draft Namespace of Wikipedia and not main one.