Abab
From EverybodyWiki Bios & Wiki
English: Raise (Grow) | |
---|---|
Former national anthem of Ogadenia (in Ethiopia) | |
Lyrics | Mohamed Abdullahi Sangub, unknown |
Music | unknown, unknown |
Adopted | unknown |
Abab ('Raise' or 'Grow') was the national anthem of Ogadenia, a country proposed by the ONLF. It was sung in Somali. The current national anthem of Ogadenia is Qaran.
Lyrics[edit]
Abab
- Dhiigii dadkaygow
- Nimcadii dhulkayow
- Dhididkii duqaydow
- Agabkii dhallaankow
- Dhaayahayga aragow
- Dhagahayga maqalkow
- Dhaqankiyo tilmaantow
- Dhuuxiyo naftaydow
- Dhudhunkii barbaartow
- Dhaxalkii agoontow
- Midabkaaga dhowrkaa
- Midi waa xinjiro dhab ah
- Dhimashada wadanigee
- Midna waa buluug dhab ah
- Soomaalida dhankeedee
- Midna waa cagaar dhab ah
- Barwaaqada dhulkeenee
- Awood allaad ku dhalatayee
- Awood allaad ku dhisantayee
- Awood allaad ku dhaqantayee
- Waligaa dhisnoow ee aamiin aamiin
- Waligaa ha dhicinee aamiin aamiin
- Dhidibkii Islaamkee
- Quraan lagu dhameeyow
- Taariikhdiyo dhigaalkow
- Halgan la isu dhiibow
- Difaac aan dhamaanow
- Dhuuxa geesigaygow
- Dhabbihii xornimadow
- Dhaqaalaha naftowdow
- Indhihii xusuustow
- Dhaawaca daweeyow
- Midabkaaga dhowrkaa
- Midi waa xinjiro dhab ah
- Dhimashada wadanigee
- Midna waa buluug dhab ah
- Soomaalida dhankeedee
- Midna waa cagaar dhab ah
- Barwaaqada dhulkeenee
- Awood allaad ku dhalatayee
- Awood allaad ku dhisantayee
- Awood allaad ku dhaqantayee
- Waligaa dhisnoow ee aamiin aamiin
- Waligaa ha dhicinee aamiin aamiin
- Ku dhex jiraha beerkow
- Neef dhowrayaashow
- Wadne la iga dheegow
- Gacmihiyo dhaqaaqow
- Dhabarkiyo xanjaarkow
- Caqligaan ku dhaatow
- Kulli dhiig mareenkow
- Dhammaantii jirkaygow
- Dhakhtarkii I baaree
- Dhibkaan qabay bogsiiyow
- Midabkaaga dhowrkaa
- Midi waa xinjiro dhab ah
- Dhimashada wadanigee
- Midna waa buluug dhab ah
- Soomaalida dhankeedee
- Midna waa cagaar dhab ah
- Barwaaqada dhulkeenee
- Awood allaad ku dhalatayee
- Awood allaad ku dhisantayee
- Awood allaad ku dhaqantayee
- Waligaa dhisnoow ee aamiin aamiin
- Waligaa ha dhicinee aamiin aamiin
Unofficial English translation[edit]
Raise (Grow)
- The blood of my people
- The resources of my land
- The sweat of my ancestors
- The wealth of my new generation
- The power of my sight
- The power of my hearing
- The history of our tradition
- The energy of my soul
- The might of our youth
- The heritage of our orphanage
- Your various colors translate
- One is pure blood
- The sacrifice of patriotism
- One is pure blue
- From our Somali side
- One is pure green
- For our land's prosperity
- You are born by the power of God
- You stand in his grace
- You will stay in his grace
- He shall forever reign! Amen! Amen!
- He shall never fall! Amen! Amen!
- The pillar of Islam
- Completed with the holy Quran
- The records of history
- The struggle passed from generation to generation
- The unfinished defense
- The power of the hero
- The way of independence
- The wealth of my life
- The eyes of our memories
- The healer of our wounds
- Your various colors translate
- One is pure blood
- The sacrifice of patriotism
- One is pure blue
- From our Somali side
- One is pure green
- For our land's prosperity
- You are born by the power of God
- You stand in his grace
- You will stay in his grace
- He shall forever reign! Amen! Amen!
- He shall never fall! Amen! Amen!
- A piece of my liver
- The guardian of my lungs
- A part of my heart
- My hands and my movement
- My back and my chest
- The renewer of my intellect
- My circulation system
- My entire body
- My diagnosing doctor
- Who healed my illness
- Your various colors translate
- One is pure blood
- The sacrifice of patriotism
- One is pure blue
- From our Somali side
- One is pure green
- For our land's prosperity
- You are born by the power of God
- You stand in his grace
- You will stay in his grace
- He shall forever reign! Amen! Amen!
- He shall never fall! Amen! Amen!
Notes[edit]
References[edit]
Template:National Anthems of Africa
This article "Abab" is from Wikipedia. The list of its authors can be seen in its historical and/or the page Edithistory:Abab. Articles copied from Draft Namespace on Wikipedia could be seen on the Draft Namespace of Wikipedia and not main one.