You can edit almost every page by Creating an account. Otherwise, see the FAQ.

Habar idinle

From EverybodyWiki Bios & Wiki

Script error: No such module "AfC submission catcheck".

Habar Idinle, waa beel katirsan beelweynta Sabti - Murusade, beeshu waxay degtaa gobolka Galguduudiyi Gobollada Mudug, iyo gobolka Shabeellaha Hoose, sidoo kale waxay aad ugu badanyihiin Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, Beesha waxaa qalcad u ah degmada Galhareri District, iyo tuulo iyo ka ku dhowdhow, ee gobolka GALGADUUD, beeshu sidoo kale waxay Degtaa magaalooyinka Hobyo, Afgooye, Buulo Mareer, iyo kuwo kale.

Beeshu waxay sidoo kale ku xooggan tahay Magaalada Mogadishu, Gaar ahaan degmooyinka Daynile District, Warta Nabada District, Huriwa District, iyo Hawle Wadag District.

Beeshu waxay leedahay aqoonyahan, siyaasiyiin, Ganacsato, iyo ciidan farabadan.

Beeshu waxay u kala baxdaa 5 Lafood oo waaweyn.

Waxayna kala yihiin :

-Gumacadle.

-Geeddi

-Dumaal

-Odagaab

Aadan Sallid.

Mid kasta ee kamid ah lafahana ayaa usii kala baxa dhawr lafood.

Dadka ugu caansan beeshaan waxaa kamid ah:

- Wasiir hore Abdirahman Yusuf Hussein Aynte.

- Senator Abdi Ahmed Dhuhulow " Dhegdheer"

- Ganacsade Ahmed Mohamed Yuusuf " Axmed sucuudi".

- Ganacsade Xaaji Cali dheere " milkiilaha Sarta xaaji cali, ee suuqa Bakaaraha".



This article "Habar idinle" is from Wikipedia. The list of its authors can be seen in its historical and/or the page Edithistory:Habar idinle. Articles copied from Draft Namespace on Wikipedia could be seen on the Draft Namespace of Wikipedia and not main one.